Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Libiya

Coordinates:27°N17°E / 27°N 17°E /27; 17
Ka Wikipedia

27°N17°E / 27°N 17°E /27; 17

Libiya
ليبيا
Calanka LibiyaAstaannta Qaranka ee Libiya
CalanAstaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Libiya Libiya
Location of Libiya
Location of Libiya
CaasimadaTriboli
Luuqada(ha) Looga hadloAf-carabiBerber
 - Madaxweynemalahan
 - Ra'iisul wasaaremalahan
Ka xoroobeyGumeysigiiIngiriiska iyoFaransiiska 
 - Taariikhda10Febraayo,2010 
Area
 - Total1,759,541 km2 km² 
679,359 sq mi 
 - Biyo (%)biyo malahan, ceelal kaliya
Cadadka Dadka
 - 2010 qiyaas6,420,0003 
LacagtaDinaarka libiya
WakhtigaEET (UTC +3) 

Libiya waa wadan ku yaaloWoqooyiga qaaradaAfrika. Wadankaan wuxuu xuduud la leeyahayBada dhexeoo looyaqaano badda Meditarenian sea oo ka xigta woqooyiga iyo wadamada :Masar;Suudaan;Jad;Nayjar;Tunisiya; iyoAljeeriya.::. Wadankaan waa wadanka afaraad oo ugu weyn qaarada afrika, caasimadiisa waaTriboli.Libiya waxee u kala qeebsantahay sadax weebood oo kala ahTirabulis,fesaan iyoBarqad. Libiya waa wadan aad u taajirsan sababtoo ah wuxuu leeyahy saliid aad u badan iyo dad aad u yar.Libiya hadda malahan hogaan sax ah.Dagaaladii sokeeye ee libiya oo dhacay2011 waxee natiijadeeda noqotay in oo dalka yeeshto labo maamul, oo kala ah maamulka kumeel gaarka oo hogaaminaayo ninka lagu magacaaboMustafa Cabdul Jalil iyo dowladii dhacday oo hogaaminaayayMuammar Qadaafi oo xukunka dalka liibiya haayay sanado ka badan 40sano.Maamulka cusub ee kumeel gaarka wuxuu hadda gacanta ku haayaa inta badan dalka. Muammar qadaafi neh meelo ka mid ah. Qaramada Midoobay waxee aqoonsatay Dawladda cusub ee kumeel gaarka ah. Magaca "Libya" waa magac wadani ah oo sidoo kale ka muuqda qoraalladii hore ee Masaarida sida "R'bw" ama "Liboe," oo loola jeedo mid ka mid ah qabiilooyinka Berber ee deggan galbeedka webiga Niil. Magaca Giriigga ee qabiilooyinkaas wuxuu ahaa "Libyas", magaca waddankuna wuxuu noqday "Lybia," oo loo tarjumay "Libuee." Giriiggii hore, ereygu wuxuu lahaa macno ballaadhan, oo ka kooban dhammaan Waqooyiga Afrika galbeedka Masar.

Xubin

[wax ka badal |wax ka badal xogta]






Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Cumar Mukhtaar

Mucammar Qadaafi

Bengazi, la vila vièlha
Trípol (Fòto: Patrick-André Perron)[1]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Dalal Madax Banaan
Orthogrpahic projection of Africa
Dalal ismagacaabay
Hoos taga
  • Scattered Islands in the Indian Ocean(Faransiiska)
  • Saint Helena, Ascension and Tristan da Cunha(Ingiriiska)
Gobollo lagu muransanyahay
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Libiya&oldid=283978"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp