Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Laxan

Ka Wikipedia
Qoraalka laxanka hees Af Ingiriis ah
Qeyb ka mid ahsilsilada
Fanka Soomaalida
Fanka iyo Suugaanta
Masraxa
Qeybaha Heesaha
Hirwo Dhaqameed
Qalabka
La Xidhiidha

Laxan (Af Ingiriis:Melody;Af Carabi:ar‎) waa habka iyo nidaamkadhawaqahees leedahay, taasi oofanaan ku luuqeeyo. Laxanka waxaa loo sameeyaa si heesaha loo kala sooco isla markaana loogu qurxiyo iyo macaaneeyo dhadhankahees,gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

Sida caadiga ah heesaha Waxaa marka hore alifaabwaan, ka dib ayaa laxanka la saara,muusig loo sameyaa, ilaa ugu dambeyntafanaan ku luuqeeyo.Sidoo kale, heesta marka laxanka la saaro ayaa muusiga loo samayn karaa. Guud ahaan laxanadu way kala duwan yihiin, kala macaan yihiin. Laxankaheesaha Soomaalida wuxuu ka tirsan yahayshan dhawaaq nooc la yidhaahdo.

Taariikh

Heesaha iyo guud ahaanSuugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray laxan, si loo macaaneeyo dhageeysiga. Waxaa la aaminsan yahay in laxanku jiro dhowr kun sano.

Asalka Ereyga

Si la mid ah kalmado badan oo ku jiraAf Soomaaliga, ereyga laxan waxaan ka soo amaahanay luuqadaCarabiga.

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Laxan&oldid=214777"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp