Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Lacag

Ka Wikipedia
Boga "Beeso" halkan ayaa laga soo toosiyay.
birka marakanka
Lacagtii ugu horeeysay eewarqad laga sameeyo.
Lacag la daabacayo.
lacag kala duwan.

Beeso (Af Ingiriis:Money) waa shey ka samaysanbir,shilinka, iyowarqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oodadku isla garteen in wax lagu kala iibsado. Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul iyo waxyaabo kale leeyihiin.

Hadabadunida maanta waxaa jiratiro badan oo lacag ah, wadan kasta wuxuu leeyahay beeso u gaar ah, taasi oo qiimaheedu kala sareeyo isla markaana ka sameeysanshilimaan iyowarqado.

Guud ahaan beesadu waa labo nooc: mid shilin ah iyo mid warqad ka sameeysan. Shilimaantu waa qadarka ugu qiimaha hooseeya lacagta wadan leeyahay, inta badana waxa ka soo bilaabmaanhal senti,shan senti,toban senti,konton senti iyoboqol senti.

Boqolka senti wixii ka sareeya waxaa la isticmaalaa warqad taas oo ka bilaabantakow ilaamalaayiin. Laakiin inta badan, lacagta dunida waxaa ugu sareeysa warqadshan kun ah.

Taariikhda Beesada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Inkasto aanan la hubin, waxaa la sheegaa in sheeyo u eegshilinka la isticmaali jirey100,000 sano ka hor. Laakiin waxaa la hubaa in lacagtii ugu horeeysay ay sameeyeen ganacsatadii hore eebeeraleyda ahayd eeilbaxnimodiiMesobotaamiya (Mesopotamia)wakhti hada laga joogo3,000 sano Ciise hortiis.

Sidoo kale, lacagta bocoolsha (shell money) wakhtiyo hore ayaa laga isticmaali jireyqaaradAfrika,Aasiya,Ameerika iyo Ustareeliya.

Shilinka shaanbadeysan ee astaamaha iyo calaamadaha leh, kaas oo ka samaysandahab iyonaxaas, waxaa la alifey intii u dhaxaysay650 ilaa 600 ciise hortiis.

Qeybaha Beesada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Qiimaha Beesada=100 shilin

Sharaxaad

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Lacag waxee noqon kartaa ayada oo xaanshi ah ama shilin ah, waxaana loogu talagalay , kala ganacsiga ama wax kala iibsashada. lacagta waa shay oo maalin walba la isticmaalo.

Sideed u maarayn kartaa hantidaada?

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  • „Kii raaxaysi jecelu miskiin buu ahaan doonaa, Oo kii khamri iyo saliid jeceluna taajir ma noqon doono.”
  • „Taajirku masaakiintuu u taliyaa Oo kii wax amaahdaana midiidin buu u yahay kii wax amaahiya.”
  • „Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale? Waaba intaasoo markuu aasaaska dhigo oo uu dhammayn kari waayo, kuwa eegaya oo dhammu ay bilaabaan inay ku qoslaan, iyagoo leh, Ninkanu wuxuu bilaabay inuu wax dhiso, waana dhammayn kari waayay.”
  • „Markay wada dhergeen, wuxuu xertiisii ku yidhi, Ururiya jajabkii hadhay, waxba yaanay ka hallaabin.”
  • sidoo kale waxaa jira dhallinyaro badan iyoarticle lo badan oo ka hadla sida ay dhallinyaradu lacag uga sameyn karaan online gaar ahaan wakhtigan dambe ee tiknoolojiyaddu ay aadka u horumartay.

sido kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Lacag&oldid=265580"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp