Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Kobalti

Ka Wikipedia

Kobalti

Curiyaha Kobalti

Kobalti (ingiriis: Cobalt) astaanta (Co) waacuriye kimiko oo leh lambaratom labaatan-iyo-todoba ah. Curiyaha Kobalti waabir, adag, oo laga heloQolofka dhulka ayadoo ku ladhan macdano kale.

Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabkanaxaasta oo casuus ku jiro leh.

Macdanta Kobalti ku dhex jirto tan iyo wakhtiyadii hore ayaa loo isticmaali jirey isku qurxin iyo in lagu dahaadho walxaha kale.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Kobalti&oldid=143361"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp