Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Kiribtoon

Ka Wikipedia
Curiyaha Kiribtoon

Kiribtoon (Af Ingiriis:Krypton;Af Carabi:ar‎) astaanta (Kr) waacuriye kimiko oo leh tiroatom sodan-iyo-lix ah. Waxay xubin ka tahayguruubka 18aad eeDiwaanka Curiye iyoneefta loo yaqaanoNeefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Kiribtoon waa neefta bilaaur, bilaa dhadhan iyo bilaa midab ah taas oo ka mid ahhawadacirka sare eedhulka.

Isku dhisyadaneefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa laambadad dhaadheer,iftiinka kamaradaha wax lagu sawiro iyo siyaabo kale oo badan.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Kiribtoon&oldid=152544"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp