Keymaha rainforest waxay ka baxaan dhowr qaaradood.Keymaha Daintree ee Ustaraaliya.
Kaymaha roobka (ingiriis: Rainforest Forest) waakeymo baaxad balaadhan leh oogeedo badan iyocows badan leh, kuwaas oo si dabiici ah uga baxa meelo badan ooKoonfur Ameerika,Afrika,Aasiya iyo Ustaraaliya.
Keymahan waxaKaymaha roobka loogu bixiyey waa xadigaroob eey helaan oo aad u badan. Isku celcelis keymahan waxaa ku da'a roob qadarkiisu u dhexeeyo 250 sentimetre (98 in) ilaa 450 cm. Isku-celceliskaheerkulka keeymahan waa 18°C (64°F) sanadka oo dhan.
Qaab-dhismeedkadhirta Keymahan oo ahgeedcaleen balaadhan ayaa waxay suurtogelisay in 28%Ogsajiintahawadu ka timaado keymaha Rainforest. Sidoo kale, 40%daawooyinka dunida waxaa laga sameeyaa dhir ka timid keymahan.
Intaas waxaa dheer, waxa la aaminsan yahay in 45% ilaa 75%noolaha tirada yar eey ku nool yihiin keymahan. Sidoo kale, in ka badan malaayiin nooc oo dhir ah,xasharaad,cayayaan iyo mikrorganism ah ayay keymaha roobka hooy u tahay, kuwaas oo in badan wali dadku aqoon u lahayn.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.