Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Nigis

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayKastuumo)
Boga "kastuumo" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Silsilad ka mid ah
Dharka
Dharka Ragga
Dharka Dumarka
Noocyo kale
La xidhiidha

PortalPortal:Dhar
CategoryCategory:Dhar
Nigiskaraga
Kastuumadadumarka

Nigis (Af Ingiriis:underwear;Af Carabi:ar‎) sidoo kale loo yaqaanoKastuumo, waa nooc ka mid ahdharka laga hoos xirta dhar kale. Nigiska waxaa loogu talogalay in dharka laga hoos xidho, waxaanu leeyahay noocyo badan oo kala duwan kuwaasi oo loogu talogalay raga, dumarka, ciyaarka iyo dadka waayeelka.

Hordhac

Kastuumadu waxay ka mid tahaydharka dadku isticmaalaan taasi oo laga xidho hoosta ama dharka kale hoostooda. Sababta ugu muhiimsan ee nigisku waa inuu ilaaliyo xubnaha khaaska ah ee dadka iyo in wasakhda ka soo baxda jidhka ku ilaaliyo dharka kale ee dusha laga xidhan yahay.

Dharka

Dharka (Af Ingiriis:Textile ama Cloth;Af Carabi:ar‎) waa shay dabacsan oo ka samaysandun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haragaxoolaha,xayawaanka iyocudbiga iyo noocyo aartifishal ah.[1] Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee barigaYurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaaHu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah:surwaalka,shaadhka,diraca,shalmada,goonada,koodhka,kabaha iyo kuwo kale oo badan.[2][3]

Muuqaalo

  • Sawiro

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. C. Willett and Phillis Cunnington,The History of Underclothes, Dover Publications Inc., New York 1992.ISBN 0-486-27124-2 pp. 23–25
  2. "surwaalka,shaadhka,diraca,shalmada,goonada,koodhka,kabaha"
  3. C. Willett and Phillis Cunnington,The History of Underclothes, Dover Publications Inc., New York 1992.ISBN 0-486-27124-2 pp. 54
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Nigis&oldid=169964"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp