Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Jugley

Ka Wikipedia
Jugley

Jugley (Af Ingiriis:bustard;) waashimbir weyn oo ku noolAfrika, gaar ahaan koonfurta afrika. Jugleyda waa shimbirta ee ugu weyn ee Afrika ku nool oo haadi ama duuli kara. Jugleyda hilbi iyo dhirtu labada ba wuu cuna. Jugleyda cuntadiisa ee joogtada ah waa caleemaha geedadka, iniinaha dhirta, iyo miraha.[1]


Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Aldrovandi, Ulisse (1637) [1600]. Vlyssis Aldrovandi philosophi ac medici Bononiensis historiam naturalem in gymnasio Bononiensi profitentis, Ornithologiae (in Latin). Vol. 2. Bononiae (Bologna, Italy): Apud Nicolaum Tebaldinum. p. 85.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Jugley&oldid=266429"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp