Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Johnny Depp

Ka Wikipedia
Johnny Depp
Depp ee 2020
Ku dhashayJohn Christopher Depp II
(1963-06-09)June 9, 1963 (Da’da  62)
Owensboro, Kentucky
Sanadaha Shaqada1984–present
Xaasaska
LamaaneKate Moss (1994–1997),
Vanessa Paradis (1998–2012)
Ilmaha2, iyoLily-Rose
Saxiixa
Xirfad muusik
Nooca fanka
Calaamadaha
Falalka la xiriira

John Christopher Depp II (dhashay Juun 9, 1963) waa jilaa Mareykan ah, soo saare, muusikiiste iyo rinjiile. Isagu waa qaataha abaal-marinno badan, oo ay ku jiraanAbaalmarinta Golden Globe iyoAbaalmarinta Jilayaasha Shaashada, marka lagu daro magacaabista saddexdaAbaalmarinta Akadeemiyada.

Taariikh nololeedka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Depp ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday filimkaA Nightmare on Elm Street (1984), wuxuu caan ku noqday isagoo dhalinyaro ah oo ka mid ah jilayaasha taxanaha TV-ga21 Jump Street (1987–1990). Sanadihii 1990-aadkii, Depp waxa uu inta badan jilayay filimaan madax-banaan, isaga oo inta badan ciyaarayay jilayaal caan ah. Waxaana ka mid ahaaWhat's Eating Gilbert Grape (1993),Benny and Joon (1993),Dead Man(1995),Donnie Brasco (1997), iyoFear and Loathing in Las Vegas (1998).

Sannadihii 2000-aadkii, Depp waxa uu noqday mid ka mid ah jilayaasha filimada ganacsi ahaan ugu guulaysteen doorkiisii Captain Jack Sparrow ee filimkiiWalt DisneyPirates of the Caribbean(2003–2017).

Tixraacyo

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Johnny_Depp&oldid=235709"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp