Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Jiilaal

Ka Wikipedia

Qayb ka mid ah silsiladahaDabeecada
Jawiga
 
Afarta Xili

Gu · Xagaa
Dayr · Jiilaal

Abaar
Aaran

Dabayl

Mahiigaan · Gugac
Onkod · Daad
Naq · Biyo baxo
Fatahaad
Dabayl Baraf
Dabayl ciiid

Roob

Caad · Roob · Xagaa
Ceeryaamo · baraf
Mir · Qaboq
Qaanso Roobad

Category:Template

Jawiga · Cimilada
Dabayl · Huur
Kulaylka · Hawada-wasaq

Qaybta jawiga
Jiilaal

Jiilaal (Af Carabi:الشتاء;Af Ingiriis:Winter) waa wakhtiga ugu qaboowga badanxilliyada sanadka taasi oo lehdabaylo, qaboow daran,roob, meelaha qaar duufaano. Jiilaalku waa xilli u dhexeeyadayrta iyogu'ga. Sida dabiiciga ah jiilaalka waxaa keenawareegaDhulka ku meerayoQoraxda.[1]

Xiliga jiilaalka waa xiliga ugu qaboow uguna qaleylka badan dhinacaQaaradaAfrika, uguna qabow waxaana dhaca baraf dhinaca qaaradaYurub waana bilahaJanaayo,Febraayo iyoMaarso. Jiilaalku waxa uu ku xigaadayrta oo bilaabmata 21Sebteembar dhamaadata 20Maarso.

Sidoo Kale fiiri

Xigasho

  1. http://etymonline.com/index.php?term=winter&allowed_in_frame=0
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Jiilaal&oldid=240000"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp