Coordinates:09°21′N42°48′E / 9.350°N 42.800°E /9.350; 42.800
Jig-jiga
Jigjiga |
---|
Caasimadd |
 Wadada ugu caansan Jijiga ee loo yaqaano Laanta Hawada. |
|
Meesha ka dhacdo Itoobiya |
Dalka | Itoobiya |
---|
Deegaanka | DDS |
---|
Joogga | 1,609 m (5,279 ft) |
---|
Tirada dadka (2012) |
---|
• Dhammaan | 199,756 |
---|
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
---|
Jijiga (Af Ingiriis:Jigjiga;Amxaari: ጅጅጋ) waacaasimaddaDDS amabaSoomaali Galbeed ee bariga wadankaItoobiya.Jigjiga waxay ka tirsan tahay Gobolka Faafan waxayna 80 km (50 mi) dhinaca Bari kaga beegan tahay magaaladaHarar. Sidoo kale, magaaladani waxay dhacdaa 60 km (37 mi) dhinaca Galbeed wadankaSoomaaliya.
Waamagaalo taariikhi ah oo kamid kuwa ugu caansandhulka aySoomaalidu leedahay,Waana Xarun ganacsi oo muhiim u ah isku xidhka guud ahaanba gobolada Deegaanka Soomaalida iyo Itoobiyada kale sidoo kalena xuduud la leh dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi ee la baxaySoomaaliland waxaana ay kuxidhantahay dekedda weyn ee MagaaladaBer-bera halkaas oo badeecooyin aad ubadan ay kasoo degtaan una gudbaan dalka Itoobiya iyo deegaanka intiisa kaleba.
Cimilada Jigjiga
Faahfaahin Cimilada Jigjiga |
---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
---|
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 25.8 (78.4) | 26.7 (80.1) | 28.2 (82.8) | 26.7 (80.1) | 27.3 (81.1) | 26.7 (80.1) | 25.6 (78.1) | 25.9 (78.6) | 26.5 (79.7) | 26.7 (80.1) | 26.2 (79.2) | 25.6 (78.1) | 26.49 (79.69) |
---|
Maalinle °C (°F) | 16.4 (61.5) | 18.4 (65.1) | 20.3 (68.5) | 20.2 (68.4) | 20.9 (69.6) | 21.1 (70.0) | 20.5 (68.9) | 20.6 (69.1) | 20.7 (69.3) | 18.9 (66.0) | 17.4 (63.3) | 16.9 (62.4) | 19.36 (66.84) |
---|
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 7.1 (44.8) | 10.2 (50.4) | 12.4 (54.3) | 13.7 (56.7) | 14.6 (58.3) | 15.5 (59.9) | 15.5 (59.9) | 15.3 (59.5) | 14.9 (58.8) | 11.2 (52.2) | 8.7 (47.7) | 8.2 (46.8) | 12.28 (54.10) |
---|
Roobka mm (Faraha) | 11 (0.43) | 25 (0.98) | 47 (1.85) | 105 (4.13) | 93 (3.66) | 56 (2.2) | 84 (3.31) | 127 (5) | 101 (3.98) | 41 (1.61) | 16 (0.63) | 6 (0.24) | 712 (28.03) |
---|
% Dhado | 49.4 | 46.7 | 51.7 | 61.6 | 63.1 | 64.5 | 63.9 | 64.1 | 62.7 | 57.7 | 49.9 | 50.3 | 57.13 |
---|
Source: Climate Data[1] |
Tixraacyada
 | Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroJijiga. |
- ↑http://en.climate-data.org/location/3651/. Soo qaatay10 May 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)