Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Jidhi

Ka Wikipedia
Magaalo in Awdal, SoomalilandTemplate:SHORTDESC:Magaalo in Awdal, Soomaliland
Jidhi
Magaalo
Jidhi is located in Somaliland
Jidhi
Jidhi
Meesha ka dhacdo Somaliland
WadanSoomaliland
GobolAwdal
DegmoDegmada Saylac
Joogga
503 m (1,650 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan248
CimiloBWh

Jidhi waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolkaAwdal, wadankaSomaliland. Magaaladani waxay ku taala deegaano ka tirsanbanka Geriyaad ee dhexmara waqooyiga gobolkaasi. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay dhacdaa wadada iskuxidha magaaladaBoorama iyo wadankaDjibouti. Magaalada Jidha waxay u dhaxaysaa magaaladaCaasha Cado iyoCabdulqaadir (degmo).Juquraafi ahaan magaaladan waxay ka tirsan tahayDegmada Saylac.


Bulshada

Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan ooQaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Jidhi dhan tahay iaa 487 qof kuwaasi oo iskugu jiraxoolo-dhaqato iyo ganacsato. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dadSoomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelahaGadabuursi iyo tiro kooban ooBeesha Ciise ah.


Jidhi waamagaalo katirsangobolka salal gaar waxay udhawdahay magaalada Saylac, magaaadani waa meel ganacsi waana magaalo caan ah waxaana marta baabuurta Jabuuti tagaysa iyo kuwa ka imanaya.

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaaladaBulshada
Saylac8,600
Lawyacado1,600
Lughaya1,501
Ceel Gaal124
Cabdulqaadir (degmo)567
Xariirad678
Caasha Cado421
Jidhi249

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Jidhi&oldid=239016"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp