Java (Af Carabi:جافا) waa luqada lagu borgaraamiyo barnaamijyada uu ku shaqeeyoKumbuyuutar.Barnaamijka Java waxaa loogu talo-galay in farsamayaqaanku diyaariyo laguna isticmaalo meelo badan oo kala duwan, taasi oo u shaqeeynaysa si heer sare ah.[1][2]
Borograamka java waxaa markii ugu horeeysay sanadkii 2005ta qoray nin farsamoyaqaan IT oo lagu magacaabo James Gosling, waxaana isla markiiba kala wareegtay barnaamijkaasi shirkada borograaminta kombuyuuterka ee Sun Microsystems.
Maanta 2016, Java waxay ka mid tahay borograamyada ugu casrisan ee loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaana la sheegay in qiyaastii barnaamijyada java ku jiraan ilaa 62% dhamaan aaladaha casriga ah ee guriga iyo xafiiska lagu isticmaalo.[3][4][5][6] particularly for client-server web applications, with a reported 9 million developers.[xigasho u-baahan]
↑McMillan, Robert (2013-08-01)."Is Java Losing Its Mojo?".wired.com.Java is on the wane, at least according to one outfit that keeps on eye on the ever-changing world of computer programming languages. For more than a decade, it has dominated the Tiobe Programming Community Index – a snapshot of software developer enthusiasm that looks at things like internet search results to measure how much buzz different languages have. But lately, Java has been slipping.
↑RedMonk Index on redmonk.com (Stephen O'Grady, January 2015)
↑"Programming Language Popularity". langpop.com. 2013-10-25. Archived fromthe original on 2009-01-16. Retrieved2015-04-02.Normalized Comparison: 1st C, 2nd Java, 3rd PHP{{cite web}}:Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.