Coordinates :17°59′N 76°48′W / 17.983°N 76.800°W /17.983; -76.800
w:tr:Jamaika w:es:Jamaica w:oc:Jamaica Jamayka waa wadanjasiirad ah oo ku yaalaBadda Karabiya , dhinaca koonfurtaKuuba , wadanka Jamayka waa Buurole. Buurta ugu dheerna waa (Blue Mountain Peak). dadka degan Jamyka waxay gaarayaan, 2.7 millyan oo qof. Jamayka waxaa soo gumaystay wadanka Ingriiska, waxayna xornimada qaadatay sanadkii 1962dii
dadka degen Jamayka asalkooda waxee ka imaadeenAfrika , laakiin waxaa lagu arkaa dad yar oo ahShiinees ,Hindi ,Carab iyoyurubiyaan .Nolosha wadanka Jamayka ma ahan, nolol fiican, dadka waxee u qaxaan wadamada ingriiska iyo maraykanka. magaalo madaxda wadanka waaKingston . Jamayka dad aa u dalxiis tago jasiiradaha dartood,
jamayka waxaa looga hadlaa lahjo af-ingriis ah, laakiin xarfo waxaa kujiro isbaanish ah.luqada Jamyka waa sida heesaha rap'ka oo kale.
Ostal istoric a Kingston, Jamaica. Dalka Jamaica waxa uu kamid yahay wadmada dhaca gobolka Caribbean-ka. Dalka Jamaica waxa uu ka koobanyahay jasiirad wayn oo ku dhextaal bada Caribbean-ka. Caasimada dalka Jamaica waxa layidhaa Kingston waxana ay ku taalaa koonfurta dalka Jamaica. Dadka ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Kingston waxa lagu qiyaasaa (57.774) oo ruux, waana tirakoobkii laqaaday sanadkii 2010-kii.Bedka: Bedka uu ku fadhiyo dalka Jamaica waxa lagu qiyaasaa 4,243.26, oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 10,990.00 (kiiloo mitir laba jibaaran). Baaxda uu ku fadhyo dalka Jamaica waxa ay ku dhowdahay bedka gobolka (Connecticut) ee dalka Maraykanka.Dadka: Daka ku dhaqan dalka Jamaica waxa lagu qiyaasaa 2.8milyan oo ruux, waana tirakoobkii laqaaday sanadkii 2010-kii. Saadaasha dadka reer d Jamaica ee sanadka 2050-ka waxa lagu wadaa 3.5milyan oo ruux.Afka: Luuqadaha lagaga hadlo dalka Jamaica waxa waxa ugu horeysa luuqada Ingiriisiga (English), luuqada labaad ee dalkana waxa layidhaa Creole.Aqoonta: Dadka aqoonta leh ee reer Jamaica waxa ay gaadhaan boqolkiiba 85.0%.Diinta: Diimaha ay kala haystaan dadka reer Jamaica waxa kamid ah diinta kiristanka gaar ahaan mad-habta Protestant oo ay haystaan boqolkiiba 61.3% waxana ay dadkani u kala qaybsamaan (Church of God 21.2%, Baptist 8.8%, Anglican 5.5%, Seventh-Day Adventist 9%, Pentecostal 7.6%, Methodist 2.7%, United Church 2.7%, Brethren 1.1%, Jehovah's Witness 1.6%, Moravian 1.1%), dadka haysta mad-habta Roman Catholic waa boqolkiiba 4%, dadka reer jamaica ee haysta diimaha kale ee kasoo hadhay diinta kiristanka waxa lagu qiyaasaa 34.7%.Cimriga: Ragga ku dhaqan dalka Jamaica waxa ay da’doodu gaadhaa 73-sano, halka dumarka reer Jamaica ay ka gaadhaan 77-sano.Dawlada: Qaabka ay u shaqayso Dawladda Jamaica waa nidaamka Dastuuri Baarlamaaniga ah (Government Type constitutional parliamentary democracy).Lacagta: Lacagta laga isticmaalo Jamaica waxa layidhaa Jamaican dollar (J$).Warshadaha: Warshadaha dalka Jamaica waxa lagu farsameeyaa: macaaniintabauxite, Dunta, cuntooyinka, warshadaynta heerka u sareeya, sibidhk,a birta, waraaqaha iyo kiimikooyinka.Dalxiiska:Dalka Jamaica waxa uu leehaya meelo soo jiita indha dalxiisayaasha caalamka dadkuna waxa ay ka faa’iidaystaan qaabilaada dalxiisayaasha.Beeraha: Beeraha dalka Jamaica waxa laga beeraa dalagyo ay kamid yihiin: Muuska, Coffeega, khudaarta dhaanaan ee (citrus), Baradhada iyo khudaarta. Xoolaha: Dalka Jamaica waxa laga dhaqdaa xoolo ay kamid yihiin Riyo iyo digaaga. Dhulka la isticmaalo ee dalka Jamaica waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 14%.Khayraaadka: Khayraadka dabiiciga ah ee dalka Jamaica waxa kamid ah macaadiinta: bauxite, gypsum iyo caro macdan leh.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroJamayka .
↑1.0 1.1 1.2 1.3 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2012/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=40&pr.y=11&sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=343&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a= . Maqan ama ebar|title=
(caawin ) ↑ . World Bankhttp://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/ . Soo qaatay2 March 2011 . Maqan ama ebar|title=
(caawin ) ↑ (PDF) . United Nations Development Programme. 2014. pp. 21–25http://hdr.undp.org/sites/default/files/hdr14-summary-en.pdf . Soo qaatay27 July 2014 . Maqan ama ebar|title=
(caawin )