Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Isku dhis

Ka Wikipedia

Isku Dhis

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Falgalkalaboatom ooHaydarojiin iyohal atom ooOgsajiin ah waa Isku dhiskabiyo

Isku dhis (Ingiriis: compound) waafalgalkalabo ama in badan ooatomkacuriye ah, kuwaas oo soo saarawalax cusub.

Isku dhisku waa mid labo gees ah oo markatiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.

Tusaale ahaan:

Ayadoo la isticmaalayoHeerkul qiyaasan ayaalaboatom ooHaydarojiin iyohal atom oo [Ogsajiin]] ah la islafalgalin, waxana soo baxayaIsku dhiska [[biyo].

2H + 1O =H2O

Qeybaha Isku Dhisyada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Isku Dhisyada Dabiiciga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Isticmaalka Isku Dhiska

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Isku_dhis&oldid=253308"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp