Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Iridiyaam

Ka Wikipedia

Iridiyaam

Curiyaha Iridiyaam.

Iridiyaam (ingiriis: Iridium) astaanta (Ir) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahay todobaatan-iyo-todoba (77).Curiyaha Iridiyaam waabir ka tirsanTransitional Metalska eeguruubka 9aad iyoheerka 6aad eeDiwaanka Curiye iyo guruubkad-block.

Curiyahan Iridiyaam waabir adag, la kala jabin karo, lehmidabka naxaasta oo cadaan xiga, oo ka tirsanguruubka Balatiniyaam, kuwaas oo leh astaamo dhaqanfalgal aad u hooseeya.

Curiyaha Iridiyaam waa mida labaad ee ugu culayska badan dhamaan curiyayaasha, tan ugu culus waaOsmiyaam. Sidoo kale, waa birta ugu adkeysiga badandaxalka, xataa markaheerkulku gaadho 2000 °C.

Curiyahan Iridiyaam waxaa helaysaynisyahan Smithson Tennantsanadkii 1803 isla markaana ugu magac daray sanamkaIris eey caabudi jireen qeybo ka mid ah Giriigu.

Macdanta ay ku jirto Iridiyaamta waxaa laga helaaoogada dhulka ayadoo laboisotope oo dagan leh, kuwaas oo kala ah191Ir iyo193Ir.


Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Iridiyaam&oldid=143190"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp