Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Honduras

Ka Wikipedia
Jamhuuriyada Honduras
República de Honduras
File:File:Flag of Honduras.svg[[File:
|85px |alt= |Coat of arms of Honduras]]
Hal ku dheg: 
  • "Libre, Soberana e Independiente" (Af-Isbaanish)
  • "Xoriyad, Boqortooyo iyo madaxbanaani"
Heesta qaranka: Himno Nacional de Honduras
Heesta Calanka Honduras
Location of Honduras
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Tegucigalpa
14°6′N87°13′W / 14.100°N 87.217°W /14.100; -87.217
Luqadaha rasmiga ahIsbaanish
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Qaybaha qoomiyedaha ([1])
Dadka
  • Honduran
  • Katraajo
XukunkaMadaxweyne
 - Madaxweynaha HondurasJuan Orlando Hernández
 - Hogaanka Golaha SareMauricio Oliva
Sharci dejintaGolaha Dowlada
Madaxbanaani
 - Ka qaadateybIsbayn15 Sebtembar 1821 
 - Ku dhawaaqay
Boqortooyadii ugu horeeysay ee Meksiko
1 Luuliyo 1823 
 - Loogu dhawaaqeyJamhuuriyada Honduras5 Nofembar 1838 
Baaxad
 - Guud ahaan112,492 km2 (102aad)
43,278 sq mi 
Tirada dadka
 - 2010 qiyaasta8,249,574 (94aad)
 - 2007 Tirakoob7,529,403
 - Mugga Dadka64/km2 (128aad)
166/sq mi
Wax soo saar (PPP)2014 qiyaastii
 - Guud ahaan$40.983 bilyan[2]
 - Qof qof$4,959[2]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban)2014 estimate
 - Guud ahaan$19.567 bilyan[2]
 - Calaa qof$2,368[2]
Qaybsiga (1992–2007)55.3[3] (medium)
Kobaca (2013)Steady 0.617[4] (medium / 129aad)
LacagtaLempira (HNL)
WaqtigaCST(UTC−6)
Wadista Baabuurtaright
Thiinada telka+504
Furaha Internetka.hn
a.Dadka wadanku waxay u badan yihiin iska-dhal reerYurub iyo dadka deegaanada loogu yimid ee Hindida Cascas.
b.Honduras waxay xubin ka tahay Dowlada Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Badhtamaha Ameerika
Tiro koob bulshada ah oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday aafada iyo cuqdada uu dad badan ku riday xanuunka AIDS-ka, oo faro ba'an ku haya qeeybaha kala duwan ee bulshada wadanka Honduras.Hadii isbedel xaga caafimaadka iyo dhaqaaluhu iman waayo sanadka 2007 wixii ka dambeeya waxaa laga cabsi qabaa in hoos u dhac xaga bulashada ah ku dhaco wadankan, taasi oo keeni karta baaba'a iyo tafiir go'a dadka masiibadu aafaysay.

Honduras (ingiriis: Republic of Honuduras,Listeni/ˈdʊərəs/;af-Isbaanish:on'duras, República de Honduras) sida dowliga loo yaqaanoJamhuuriyada Honduras, waa wadan jamhuuri ah oo dhacaBartamaha Ameerika. Wakhtiyada qaar waxa loo yaqaanay Isbaanish Honduras si looga sooco British Honduras oo markii dambe la baxdeyBelize.

Jamhuuriyada Honduras waxay jaar la tahay wadankaGuatemala xaga galbeed, koonfurgalbeed waxaa ka xiga wadankaEl Salfadoor, koonfurbari waxaa ka xigaNikaragua,Badweynta Baasifik waxay ka xigtaa koonfur, halka waqooyi ay ka xigto gacanka Honduras oo ka midaBada Kaaribiyaanka.

Sida taariikhda lagu hayo, wadanka Honduras wuxuu hooy u yahay dhowr ilbaxnimo ka talin jirey Badhtamaha Ameerika wakhti badan ka hor intaanay reerYurub qabsanin dhulkaasi. Xadaaradahaasi hore waxaa ka mid ah boqortooyadiiMaaya, taasi oo soo gaadhay ilaa wakhtigii gumaystihiiboqortooyada Isbayn qabsatey deegaankaasi qarnigii 16aad. Gumaystaha ayaa dadka reer Honduraa baraydiintaMasiixiga iyo luuqada isbaanishka ee maanta ku hadlaan shacabkaasi. Honduras waxay madaxbanaanida qaadatey 1821kii, wakhtigaasi ooy noqotey jamhuuriyad la jaanqaadi kari weeyday doowladigii telinayay wakhtigaasi.

Vista aeriana de Tegucigalpa

Guud ahaan, Honduras waa wadanka ugu dilka badan caalamka marka laga hadlayo wadan aan dagaal ku jirin. Wadanku wuxuu leeyahay kooxo gaangistaro hubeeysan, waxaana aad u sareeya musuqmaasuqa. Wadanka Honduras wuxuu ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhan tahay 112,492 km2, waxaana ku dhaqan dad ka badan sideed milyan. Sidoo kale wadankani wuxuu qani ku yahay kheyraadka dabiiciga ag, sidamacdanta,koffeega, midhaha,sonkorta iyo cudbiga laga sameeyodharka.



DalalkaWoqooyiga AmeerikaQaarada Woqooyiga Ameerika
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. HondurasArchived Mey 15, 2020 //Wayback Machine. CIA – The World Factbook. Cia.gov. Retrieved on 28 July 2012.
  2. 2.02.12.22.3. International Monetary Fundhttp://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2014/01/weodata/weorept.aspx?sy=2012&ey=2019&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=55&pr1.y=10&c=268&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay18 October 2014. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  3. 1992–2007:"Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyaythe original 17 October 2009. Soo qaatay17 October 2009. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive"(PDF). United Nations. Waxaa laga kaydiyaythe original(PDF) 21 Bisha Kow iyo Tobnaad 2010. Soo qaatay5 November 2010. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin);Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date= (caawin)
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Honduras&oldid=244296"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp