Tan ilaa iyo kumanaan sano ka hor dadku waxay ku tiirsanaayeen hilibka xayawaanka iyo midhaha dhirta ayagoo isticmaali jireyUgaadhsi iyo Qadhaabsi. Si kastaba ha ahaatee, horaantii ilbaxnimada aadamaha ayaa dadku bilaabeen ineey dhaqdaanxoolo si loo manaafacaadsado kheyraadkooda.Hilibku wuxuu ka kooban yahaybiyo,borotiin, iyodux[4] waana cunto aad ugu muhiim ah jidhka iyo caafimaadka dadka.
Hilibka waxaa laga helaa xayawaanka. Hilibka waxoo ka sameysanyahay, murqo,ama seed, iyo subak. Hilibka waxoo leeyahay brotiin, aad u badan oona muhiim u ah, korka ama jirdhiska bini aadanka. Hilibaha la cuno wee kala duwan yihiin. Hilibkasoomaalida cunto, waxaa ka mid ah, hilbaha xalaasha ah, sida HilibkaLo'da,Geelka,ariga,Idada,Malaayga,doorada iyoSagaarada.Dadka aduunka ku nool waxaa saaid uugu ah Hilbaha ee cunaan, sida HilibkaDoofaarka,Eyga,Fardaha,yaanyuurta,Dooliga,Masaska,iyoCaaro caaro. Iyo wax badan oo la tiri karin.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.