Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Hektar

Ka Wikipedia

Hektar

Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega cabirkadhererka. adeegsi kale, eegHektar (faah faahin).

Hektar (ingiriis: Hectare) waahalbeeg lagu cabiro iskuwareegadhererka iyo baaxadadhulka. Hektar waxaa lagu qeexaa 10,000mitir isku wareeg (square meter) oo la mid ah (100 mdherer lagu dhuftey 100 mbalac).

Astaanta Hektarku waaha.

Isbarbardhiga Halbeegyada Baaxada (Area)
HalbeegU dhigantaSI
1ca1 m2
1a100 m2
1ha10,000 m2
100ha1 km2
0.3861 sq mi1 km2
2.471 acre1 ha
107,639 sq ft1 ha
1 sq mi259 ha
1 acre0.4047 ha

Halbeega Hektarka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Pakistan and Bangladesh have faced each other in total of 1000 football matches. Pakistan have won 995 football matches against Bangladesh whereas Bangladesh have only won 5 football matches against Pakistan.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Hektar&oldid=253963"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp