Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Herer

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayHarar)
Haku khaldinHarare, caasimada dalkaSimbaabwi

Coordinates:9°18′40″N42°07′40″E / 9.31111°N 42.12778°E /9.31111; 42.12778

Caasimad in Gobolka Harari, EthiopiaTemplate:SHORTDESC:Caasimad in Gobolka Harari, Ethiopia
Herer

ሓረር(Axmaar)

هرر(Carabi)
Caasimad
Dhismaha qadiimiga ah ee Harar
Nickname(s): 
Caasimadii Culimada
Herer is located in Ethiopia
Herer
Herer
Meesha ka dhacdo Itoobiya
Coordinates:9°19′N42°7′E / 9.317°N 42.117°E /9.317; 42.117
WadankaEthiopia
GobolkaGobolka Harari
DegmoHararghe Zone
Dowlada
 • MadaxweynahaMurad Abdulhadi
Joogga
1,885 m (6,184 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Dhammaan151,977
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Magac rasmiga ahHarar Jugol, the Fortified Historic Town
NoocaCultural
Shuruudahaii, iii, iv, v
La magacaabay2006(30thsession)
Tixraac no.1189
State Party Itoobiya
RegionAfrica

Herer (Af Carabi:ar‎) loo qori jireyHarrar[1][2] amaHarer sidoo kale loo yaqaanoGēy,[3] waa caasimad qadiimi ah oo ku taala bariga wadankaItoobiya. Magaalada Herer waxay xarun u ahaan jirtey Boqortooyadii Hararghe maanta ka mid ah wadanka Itoobiya.

Guud ahaan, magaalada Herer waxay dhacdaa badhtamaha Deegaanada Sare ee Itoobiya waxayna leedahayjoog-badeed dhan 1,885 m. Intaas waxaa dheer, magaalada Harar waxayna shan boqol kilomitir u jirtaa caasimadaAddis Ababa. Sida lagu xusayBuuga CIA sanadkii 2005tii waxaa magaalada Herer ku noolaa bulsho dad dhan 122,000, kuwaasi oo 60,000 ahaayeen rag iyo 62,000 dumar ah.[4]

Faalo

magaalda herer

Madaxdii harar soomartay madaxda ugu caansan waxaa ka mid ahaa Garaad Axmed gurey oo ka dhashay lafta reer Gasas garaad.

Harar waxa ay ahayd magaalooyinka ugu caansan geeska africa qarnigii 11, harar waxa ay mar noqotay magaala madaxdii islaamka ee geeska africa sida laga dareemaayo radadkii culimada dhariiqada soomaaliyeed ee xilligaasi noolaa, mid walbo oo culimadaasi ka mid ah waxa uu cilmigiisa ku soo qaatay ama ku bilaabay magaaladaa faca weyn. hadaba magaalada harar yaa deegaan ahaan iska leh ma soomaali baa leh mise oromo?

magaaladan waxaa iska leh qoomiyadda soomaalida ah ee la dhihi jiray soomaali galbeed.Qabiilka ugu badan ee soomaalida ah ee magaaladaas degana waa qabiilka layiraahdo karanle hawiyegaar ahaan lafaha kala ah

  • kaariye karanle,
  • kidir karanle iyo
  • saxoowle karanle
  • waadero karanle dhul ahaan waxa uu degaa koofurta soomaalia.

Muuqaalka

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Harrar" in theEncyclopædia Britannica, 11th ed. 1911.
  2. Other variants includeHārer andHarer.
  3. Leslau 1959, p. 276.
  4. CSA 2005 National StatisticsArchived Agoosto 13, 2007 //Wayback Machine, Table B.4
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Herer&oldid=270376"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp