Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Halogen

Ka Wikipedia

Halogen

Curiyaha Foloriinta.
Curiyaha Koloriinta
Curiyaha Boromiinta
Curiyaha Aaydhiinta

Halogen sidoo kale loo yaqaanoGuruubka 17aad waa guutocuriyeyaalhawo,dareere iyoadke ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.

Markaheerkulku caadiga yahay, curiyeyaashahawoda ah waa midab casaan ah, kuwadareeraha ahi waa cagaar, halka kuwaadkaha ahi leeyihiim midab madoow ah.

Guruubkan Halogenska waashan curiye eeguruubka 17aad eeDiwaanka Curiye kuwaas oo kala ah:Foloriin (F),Koloriin (Cl), [Boromiin]] (Br),Aaydhiin (I), iyoAstatiin (At).

Neefaha Halogenska waa guutada kali ah ee dhamaan118da Curiye laga helosadexda marxaladood eewalaxda -adke,dareere iyohawo. Dhinaca kale, dhamaan xubnaha halogenska waxay noqdaan asiidh (acid) markey lafalgalaanHaydarojiinta, waxaana laga soo dhex saaraamacdantacusbada. Dhamaantood waasun.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Halogen&oldid=165780"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp