Jubba:
Waa Sheeko Hodan ah eeAan ka jaro hingaadeeHallow Hallow
Hibo:
Nafbaa ku heeybineeysooKuu Hamuun qabteeHallow Hallow
Jubba:
Sida heego RoobooHilimadeeda haliimiyoInta uu nugaal helayHaradii biyeeyoMudo badan ku hooray2x
Dhirtuu ka haqab beeshooUbaxii ka hagac yidhiOo loo wada han weeyn yahay2x
Markaan helo warkaageeyNaftu hii kacdaayooFarxad ku hambalyeeyaa2x
Hood iyo aayaan iyoCalaf ha isku keen simo2x
Hibo:
Raggu kala habooneeHalyeeyada wakhtiga kacayKii ugu horeeyeeNaftu ku hiiraneeysoow2x
Sida hanad aan dhalay baanHimiladaada wacan iyoHorumarkaaga jecelahay2x
Oo aan hurgumadiyoAaan halista kaaga dhoowraa2x
Markaan hello warkaagayNaftu hii kacdaayooFarxad ku hambeelyaa2x
Halqudheynu nahayooKaama hadhi karaayeeHood iyo ayaan iyoCalaf ha isku keen simo2x