Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Garow

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayHadhuudh)
Kani waa maqaal ku saabsan garowga. Boga "Hadhuudh" halka ayaa laga soo toosiyay.


Garow
Garow
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo:Plantae
(darajo la'aan):Commelinids
Dirka:Poales
Bahka:Poaceae
Bahka hoose:Panicoideae
Qabiilka:Andropogoneae
Duulka:Garow
Moench 1794, magaco loo yaqqanaySorgum Adanson 1763
Type species
Hadhudh
(L.) Moench
Eray la mid ah[1]
  • BlumenbachiaKoeler 1802, magaca diday ma ahayn Schrad. 1825 (Loasaceae)
  • SargaEwart
  • VacoparisSpangler
  • Andropogon subg.SorghumHackel.

Garow (Af Ingiriis:Sorghum;Af Carabi:سورغم) (sidoo kale loo yaqaanoHadhuudh) waa xubin ka mid ahdhirtacowsleyda ah ee dhashamidhahafirileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah.Geedka garowgu wuxuu aad uga baxaaqaarada Ustareliya,qeeybo ka mid ah qaarada Afrika,wadano ka mid ah qaarada Aasiya,Ameerika iyogasiirado ka tirsanBadweynta Hindiya iyoBadweynta Baasifik.[2][3][4][5][6][7]

Geedka hadhuudhka wuxuu ka baxaa caronafaqo fiican leh, wuxuuna u baahan yahay biyo dhowr bilood ah, iyoqorax badan; taasi waa sababta wadankaSoomaaliya looga beero garowga wakhtigagu'ga ah oo kali ah. Hal nooc oo ka mid ah garowga ayaa loo beertaa midho ahaan; halka dhamaan noocyada kale ee geedaha gorowga u baxaan si dabiici ah, sii loo daaqsiiyoxoolaha. Midhaha geedaha garowga aan helincimilo diiran oo ku filan waxay noqdaan kuwo madoow oo yaryar; halka kan ku baxaileyska qoraxda iyo biyaharoobku noqdo kan ugu midho badan ee fiican.[8]

Muuqaalka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  • Muuqaalada Garowga

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Dhirta la cuno
Cunto
Khudaar
Cunto iyo Cabitan
La Xidhiidha

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Kew World Checklist of Selected Plant Families
  2. Moench, Conrad. 1794. Methodus Plantas Horti Botanici et Agri Marburgensis : a staminum situ describendi page 207 in Latin
  3. Tropicos,Sorghum Moench
  4. https://web.archive.org/web/20161231185626/http://www.efloras.org/florataxon.aspx?flora_id=2&taxon_id=130722. Archived fromthe original on 2016-12-31. Retrieved2015-09-19.{{cite web}}:Missing or empty|title= (help);Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  5. Flora of Pakistan, Sorghum Moench., Meth. Bot. 207. 1794
  6. https://web.archive.org/web/20150201021459/http://luirig.altervista.org/flora/taxa/floraspecie.php?genere=Sorghum. Archived fromthe original on 2015-02-01. Retrieved2015-09-19.{{cite web}}:Missing or empty|title= (help);Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  7. https://web.archive.org/web/20160305085726/http://bie.ala.org.au/species/urn:lsid:biodiversity.org.au:apni.taxon:420835. Archived fromthe original on 2016-03-05. Retrieved2015-09-19.{{cite web}}:Missing or empty|title= (help);Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  8. Biota of North America Program 2013 county distribution maps
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Garow&oldid=262400"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp