Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Haafniyaam

Ka Wikipedia

Haafniyaam

Curiyaha Haafniyaam.

Haafniyaam (ingiriis: Hafnium) astaanta (Hf) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahay todobaatan-iyo-labo (72).Curiyaha Haafniyaam waabir ka tirsanTransitional Metalska eeguruubka 4aad eeDiwaanka Curiye, taas oo miisaankeedu yahay 178.49.

Curiyahan Haafniyaam waxay leedahay midab madoow iftiimaya, iyofalgal kimiko oo u dhowSirkooniyaamta. Inta badana waxaa la helaa ayadoo ku jirtamacdantaSirkooniyaamta.

Curiyahan waxaa loogu magac daray caasimada dalka Denmark ee Copenhagen oo luuqada Latinka lagu dhaho Hafnia. Maadaama haafniyaamtu tahay gudbiyedabka iyokorontada waxaa laga sameeyaa xadhkaha korontada iyo sheeyo kale oo korontada la xidhiidha.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Haafniyaam&oldid=143064"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp