Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

HTML

Ka Wikipedia
Sidoo kale eeg:XML
Astaanka HTML

HyperText Markup Language (HTML) waa nooc ka mid ahluqadda calaamadaynta. Waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo boggagainternetka. Bogagga mareegaha waxaa ku jiri kara qoraal, xiriirin, sawirro, iyo xitaa cod iyo muuqaal. HTML wuxuu u sheegaa daalacayaasha webka sida ay bogaggu u ekaan karaan. HTML wuxuu kaloo ku daraa macluumaadka meta boggaga internetka. Macluumaadka Meta waa macluumaadka ku saabsan bogga mareegaha tusaale, magaca qofka bogga sameeyay. Daalacashada shabakadu badanaa ma muujiyaan macluumaadka meta.

Tixraacyada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=HTML&oldid=238194"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp