Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Gobolada Jabuuti

Ka Wikipedia
Regions of Djibouti
Gobolada Jabuuti (Somali)
Rakaakay Gabuutih (Afar)
Qeybtagobolo
WadankaJamhuuriyada Jabuuti
Tirada6 Gobol
Maamulka SareDowlad
Maamulka hooseDegmo

Gobolada Jabuuti waa deegaano ku kala duwan dhinaca Juquraafiga kuwaasi oo adeegsadaan maamulka dowladu. Waxaa jira lix maamul heer goboleed.

Taariikh

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Jabuuti
Jaamacada CarabtaXubin ka ah Jaamacada Carabta
Portal iconAfrica portalPortal iconSiyaasadda portal

Markii ugu horeeysay sanadkii1914 ayaa dhulka Jabuuti loo qeybiyay labo gobol oo kala ahaa "Gobolka Ciisaha" iyo "Gobolka Danaakiisha".[1]

Markii dowlada Jabuuti qaadatey xornimada sanadkii1977 ayaa si rasmi ah wadanka loogu kala qeybiyay 6 gobol.

Gobolada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Gobolada
GobolBaaxadBulshadaCaasimad
Gobolka Jabuuti200 km2748,000Caasimada Jabuuti
Gobolka Cali Sabiix2,400 km271,640Cali Sabiix
Gobolka Carta1,800 km240,163Carta
Gobolka Dikhil7,200 km283,409Dikhil
Gobolka Tajuura7,100 km289,567Tajuura
Gobolka Obokh4,700 km237,856Obokh

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. The first administrative division of the territory, in1914, defined two zones besides the city of Djibouti: the districts "Dankali" and "Issa".
Taariikh
Juqraafiga
Siyaasadda
Dhaqaalaha
Bulshada
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Gobolada_Jabuuti&oldid=254037"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp