Gökhan Töre
Tools
General
Daabac/dhoofin
In other projects
Töre 2013kii | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Gökhan Töre | ||
| Dhashay | (1992-01-20)20 January 1992 (Da’da 33) | ||
| Ku dhashay | Cologne,Germany | ||
| Joogga | 1.76 m (5 ft 9 in) | ||
| Booska cayaarta | Garab | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | West Ham United (Beşiktaş ayaa amaah ku dirtay) | ||
| Nambarka | 17 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 1999–2003 | SV Adler Dellbrück | ||
| 2003–2009 | Bayer Leverkusen | ||
| 2009–2011 | Chelsea | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2011–2012 | Hamburger SV | 22 | (0) |
| 2012–2014 | Rubin Kazan | 5 | (0) |
| 2013–2014 | →Beşiktaş (loan) | 30 | (4) |
| 2014– | Beşiktaş | 52 | (8) |
| 2016– | → West Ham United (loan) | 0 | (0) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2007 | Turkiga 15-Jirka ah | 3 | (0) |
| 2007–2008 | Turkiga 16-Jirka ah | 14 | (1) |
| 2008 | Turkiga 17-Jirka ah | 18 | (3) |
| 2009–2010 | Turkiga 21-Jirka ah | 2 | (0) |
| 2011 | Turkiga Kooxda 2aad | 1 | (0) |
| 2011– | Turkiga | 26 | (0) |
| * Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18 May 2016. † Appearances (Goals). | |||
Gökhan Tore Waa cayaaryahan u dhashay wadankaTurkiga, wuxuuna haddaloan ku joogaa kooxda West Ham United ee ka dheesha HoryaalkaPremier League ee dalkaasiIngiriiska asagoo amaah uga maqan kooxdaBeşiktaş ee magaaladaIstanbuul, hore waxaa uu ugusoo dheelay kooxaha SV Adler Dellbrück, Bayer Leverkusen iyo Hamburger SV ee Kawada dhisan dalkaasiJarmalka. Sidoo kale wuxuu usoo dheelay kooxdaChelsea ee ka dhisan isla dalkaIngiriiska iyo kooxda Rubin Kazan ee wadankaRuushka.