Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Foloriin

Ka Wikipedia

Foloriin

Dareere Curiyaha Foloriin

Foloriin (ingiriis: Fluorine) astaanta (F) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahaysagaal (9).Curiyaha Foloriin waaneef ka tirsan neefahahalogenska eeguruubka 17aad eeDiwaanka Curiye.

Heerkulka caadiga ah, curiyaha foloriin waa neef huruud ah taas oo u dhisan malakuyuul labo-atom ah F2. Sidoo kale, foloriintu waa curiyaha ugu miisaanka fudud dhamaan curiyayaashahalogenska; isla markaana waa tan 24aad ee ugu badanKoonka iyo tan 13aad ee ugu badan sameyskaqolofka dhulka.

Foloriinta waxaa la helaysanadkii 1529, maantanaisku dhisyada ay ku jirto waxa lagu iibiyaalacag ka badanUS$15 bilyan sanadkii.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Foloriin&oldid=142933"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp