Sida caadiga ah, faxfaxa waxaa loo qeybiyaa labo nooc:faxfax fudud amamaraq fudud; iyofaxfax culus amamaraq culus. Maraqa fudud waa mid ka sameeysan biyo iyo xoogaa yar oo khudaar ah, isla markaana qaata wakhti aad u kooban. Halka maraqa culus ka sameeysan yahay hilib, khudaar badan iyo xawaash kala duwan.[1]
Maraqa kaligiis waa la cabi karaa, sidoo kale waxaa lagu darsadaa cuntada. Marar badan waxaa lagu cunaarootida,canjeeroda,sabaayada iyo noocyada kale ee cuntada ah.[2]