Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Faransiyaam

Ka Wikipedia

Faransiyaam

Faransiyaam (ingiriis: Francium) astaanta (Fr) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahay sideetan-iyo-todoba.

Curiyaha Faransiyaam waabir ka tirsan curiyayaashaguruubka 1aad, (Birta Alkali), eeDiwaanka Curiye.

Markii u horeeysay curiyahan waxaa helaysaynisyahan Faransiis ah Marguerite Pereysanadkii 1939kii, kaas oo ugu magac daray wadankiisa.

Faransiyaam waa bir ka tirsanbirta alkali taas oo leh midab cowlaan-, jilicsan,miisaankeeduna yahay 223.

Si la mid ah curiyayaasha ay la guruubka tahay, Faransiyaam waa mid aad u firfircoon oo si degdeg ah ulafalgalshahawada,biyaha iyo dhamaan curiyayaasha ay la kulanto.

Curiyaha faransiyaam sida dabiiciga ah waxa la helaa asagoo radioactive khatar badan ah, midaas oo wakhtigii hore loo yaqaaneyactinium.

Faransiyaam waa curiye aad ugu yaroogadadhulka, waxaana lagu qiyaasaa inta u dhaxaysa 20 g ilaa 30 g in laga heli karocarada intii mudo ahba.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Faransiyaam&oldid=221580"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp