Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Fanwatu

Ka Wikipedia
Ka caawi turjumaada boggan.

Fanwatu waa wadan ku yaalbadweynta Baasifiga. Luuqadaha rasmiga ah ee Fanwatu waa Bislama, Ingiriisi iyo Faransiis. Fanwatu waxay leedahay dad ka badan 250,000 oo qof. Caasimada Fanwatu waaBort Fila. Dalka waxa gumaysi ahaan ka talinayayIngiriiska iyoFaransiiska. Waxay xornimadeedii heshay 1980kii. Waqtigii gumeysiga, waxaa loo bixiyay "Hebrides-ka Cusub" ama "Nouvelles Hebrides".

Republic of Vanuatu
Jamhuuriyadda Fanwatu
République de Vanuatu
Calanka Fanuatu/Vanuatu
Calanka
Jaakada hubka ee Fanuatu/Vanuatu
Jaakada hubka
Hal-ku-dheg: "Long God yumi stanap"
(In God we stand[1][2][3])
Heesta qaranka: "Yumi, Yumi, Yumi"
("Anaga, anaga, anaga")
Goobta uu ku yaalo Fanuatu/Vanuatu
CaasimaddaBort Fila
Luuqadaha rasmiga ahAf-Bislama
Af-Ingiriisi
Af-Faransiiska
Qaybaha qowmiyadaha
(1999)
Ni-Vanuatu 98.5%
kale 1.5%
 DadkaNi-Vanuatu;Vanuatuan
DawladdaUnitaryBaarlamaanka
Nikenike Vurobaravu
Bob Loughman
Madaxbanaanida
30 Luuliyo 1980
Bedka
 Wadarta
12,190 km2 (4,710 sq mi)(161st)
Dadka
 Qiyaas
224,564 (July 2011 est.)[4]
 Tiro-koobkii 2009
243,304[5]
 Cufnaanta
19.7/km2 (51.0/sq mi)(188th)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2010 
 Wadarta
$1.216 billion[6]
 Qofkiiba
$5,500 (2010 est.)[6]
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2010 
 Wadarta
$721 million[6]
 Qofkiiba
$2,835[6]
Kobaca (2004)Increase 0.693
dhexdhexaad (126th)
LacagtaVanuatu vatu (VUV)
SaacaddaUTC+11 (VUT (Vanuatu Time))
Koodhka wicitaanka678
Furaha Internetka.vu

Taarikhda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Juqraafiga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Selmen, Harrison (2011-07-17)."Santo chiefs concerned over slow pace of development in Sanma". Vanuatu Daily Post. Retrieved2011-08-29.
  2. John Lynch and Fa'afo Pat (eds),Proceedings of the first International Conference on Oceanic Linguistics, Australian National University, 1993, p. 319.
  3. G. W. Trompf,The Gospel is not Western: Black theologies from the Southwest Pacific, Orbis Books, 1987, p. 184.
  4. Central Intelligence Agency."Vanuatu".The World Factbook. Archived fromthe original on May 15, 2016. RetrievedJanuary 6, 2010.
  5. "2009 Census Household Listing Counts"(PDF). Vanuatu National Statistics Office. 2009. Archived fromthe original(PDF) on 19 January 2010. RetrievedJanuary 6, 2010.{{cite journal}}:Cite journal requires|journal= (help)
  6. 1234"Vanuatu". International Monetary Fund. Retrieved2010-04-21.
Maqaalkan guud waa labilaabay.
Wax ma ka taqaanFanwatu sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya lehwax ka bedel oo ku dar xog.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Fanwatu&oldid=241155"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp