Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Eratareya

Ka Wikipedia
State of Eritrea
  • ሃገረ ኤርትራ (Af-Tigrinya)
  • Hagere Ertra
  • دولة إرتريا (Af-Carabi)
  • Dawlaṫ Iriṫriyá
Heesta qaranka: Ertra, Ertra, Ertra
Eritrea, Eritrea, Eritrea
Location of Eratareya (dark blue) – in Africa (light blue & dark grey) – in the African Union (light blue)
Location of Eratareya (dark blue)

– inAfrica (light blue & dark grey)
– in theAfrican Union (light blue)

Location of Eratareya (dark blue)

– inAfrica (light blue & dark grey)
– in theAfrican Union (light blue)

Location of Eritrea
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Asmara
Luqadaha rasmiga ahNone[1] (see working languages)
Luqad loo aqoonsaday dalka
Working languages
Qaybaha qoomiyedaha (2012[5])
DadkaEritrean
XukunkaUnitaryone-partypresidential republic
 - PresidentIsaias Afwerki
Sharci dejintaNational Assembly
Formation
 - Dʿmtc. 980BC 
 - Kingdom of Aksumc. 100AD 
 - Medri Bahri1137 
 - Italian Eritrea1890 
 - Eritrean Federation15 September 1952 
 - De facto State of Eritrea24 May 1991 
 - De jure State of Eritrea24 May 1993 
Baaxad
 - Guud ahaan117,600 km2 (99th)
45,405 sq mi 
 - Biyo (%)0.14%
Tirada dadka
 - 2021 qiyaasta3,620,312[6][7] (116th)
 - Mugga Dadka51.8/km2 (154th)
111.7/sq mi
Wax soo saar (PPP)2018 qiyaastii
 - Guud ahaan$10.176 billion[8]
 - Qof qof$1,466[8]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban)2018 estimate
 - Guud ahaan$6.856 billion[8]
 - Calaa qof$988[8]
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.420[9] (low / 179th)
LacagtaNakfa (ERN)
WaqtigaEAT(UTC+3)
 - Xagaa (DST)not observed (UTC+3)
Wadista Baabuurtaright
Thiinada telka+291
Furaha Internetka.er

Eretereya waadal ku yaalaBaxsinta Afrika derisna la'ah dawladahaItoobiya,Jabuuti iyoSuudaan.

Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ilaGacanka Cadmeed aagga loo yaqaanbaabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka eeItoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii1991, dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyneIsaias Afewerki.

UNITED NATIONS Soldiers in ETHIOPIAN_Eritrean Border

.::

Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa WadamadaJabuuti Dhinaca koonfurbari,Itoobiya dhinaca koonfureedsuudaan iyo badda cas, dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo.

Xubin

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Waddnmaha degaan Eritera

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

[[10]].

Siyaasadda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii, shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 99.8%, ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya, oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan.Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaankaItoobiya kadib markii ay qabsataySoomaaliya2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe, si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddiiItoobiya ee ahayd kala qaybintaSoomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan.

Eratareya waxay ku adkaysanaysaa inay ixtiraamto heerarka caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Hay'adaha waaweyn ee xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay ku tumashada xuquuqda aasaasiga ah waxayna sii wadaan inay ku boorriyaan Eratareya inay saxdo xaaladda.[11]


Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. People and Languages » Embassy of The State of EritreaArchived Oktoobar 28, 2018 //Wayback Machine. Eritrean-embassy.se. Retrieved on 5 June 2016.
  2. Ethnologue:Ethnologue Languages of the World – Eritrea – Status
  3. Ethnologue:Ethnologue Languages of the World – Eritrea – Status
  4. 4.04.14.2Shabait Administrator."Nuqul Archive". Eritrea Ministry of Information. Waxaa laga kaydiyaythe original 2012-03-03. Soo qaatay2018-08-28. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)
  5. CIA – Eritrea – Ethnic groupsArchived Jannaayo 6, 2019 //Wayback Machine. Cia.gov. Retrieved 25 June 2012.
  6. population.un.org.United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Divisionhttps://population.un.org/wpp/. Soo qaatayJuly 17, 2022. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  7. population.un.org(XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)").United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Divisionhttps://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatayJuly 17, 2022. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  8. 8.08.18.28.3. International Monetary Fundhttp://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2017/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=50&pr.y=2&sy=2015&ey=2022&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=643&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay1 October 2014. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  9. (PDF).HDRO (Human Development Report Office)United Nations Development Programmehttp://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay22 March 2017. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  10. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyaythe original 2022-07-07. Soo qaatay2022-08-22. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)
  11. Imprisoned for Their Faith

Link

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Dalal Madax Banaan
Orthogrpahic projection of Africa
Dalal ismagacaabay
Hoos taga
  • Scattered Islands in the Indian Ocean(Faransiiska)
  • Saint Helena, Ascension and Tristan da Cunha(Ingiriiska)
Gobollo lagu muransanyahay
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Eratareya&oldid=269040"
Qeybta:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp