Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dux

Ka Wikipedia
Iskudhiska malakuyuulada duxda.

Dux (Af Ingiriis:fat;Af Carabi:ar‎) waaiskudhis ka mid sadexda nooc eenafaqodajidhkadadka,xayawaanka,dhirta iyo guud ahaannooluhu u baahan yahay; labada kale waaborotiin iyokarbohydrate.[1] Wakas thsfisy ahaan noholu w baahanaa valaha labada kale hagas baan haaanas.

Duxda ooSaynis ahaan loo yaqaanotriglycerides waxay ka kooban tahay iskudhisyo silsilad asiid-baruur ah, alkohol iyo glycerol. Sida caadiga ah duxda waxaa laga helaasaliida,subaga iyobaruurtaxoolaha iyoxayawaanka. Sidoo kale waxaa jira noocyo ka mid ahdhirta oo leh dux waloow ay tahay nooc ka duwan tan xoolaha iyo xayawaanka.

Intaas waxaa dheer, duxdu kuma milantobiyaha iyo noocyo kale oodareereha ka mid ah (sidacaanaha).[2]

Muuqaal

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


  1. "Nuqul Archive".McKinley Health Center.University of Illinois at Urbana-Champaign. Waxaa laga kaydiyaythe original 21 September 2014. Soo qaatay20 September 2014. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)
  2. United KingdomThe Food Labelling Regulations 1996Schedule 7: Nutrition labelling
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dux&oldid=264877"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp