Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Duq

Ka Wikipedia
Haku khaldin eryga "Gaboow"

Duq (Af Ingiriis:elder; la macno ahWaayeel) waa qof ama sheyda' weyn leh. Duq waa wax kasta oo intii mudo ah jiray kaasi oo noqon karadad,xoolo,noole,dhir, shey ama walax.

Sidoo kale loo isticmaala

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  • Ciwaan ahaan: derajo sare qof leh, taasle ahaanDuqa magaalada.
  • Astaan ahaan: in lagu asteeyo dad waayeel ah, tusaale ahaanDuqeyda Gobolka.
  • Duq (diin ahaan): diimaha qaar (sidaMasiixiga) qofka la qadariyo ee xikmada badan ayaa lo yaqaanDuq.

Ku caan ah

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Duq&oldid=240132"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp