Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dubniyaam

Ka Wikipedia

Dubniyaam


Dubniyaam (ingiriis: Dubnium) astaanta (Db) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahay boqol-iyo-shan (105).Curiyaha Dubniyaam waabir ka tirsanTransitional Metalskaguruubka 5aad eeDiwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 268.

Curiyaha Niyobiyaam waxaa loogu magac daray magaalad Dubna ee ku taala dalkaRuushka, meeshaas oo markii ugu horeeysa laga helay. Birtan waa mid aad culus oo ka mid ah biraha guruubkad-block.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dubniyaam&oldid=142853"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp