Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dir

Ka Wikipedia
Dir
دار
Thiinada guud ee dadka
11,378,930
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya

 Somaliland

(Somalia)pop 3.706.543
 Jabuuti1,609,132
 Itoobiya4,540,89
 Kenya1,820,200
 Ingiriiska606,274
 Somaliland6,000,000
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam,Suufi,Ahle Quran

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye,Daarood,Raxanweyn iyo qabiiloSoomaali kale

Dir, magaca saxda ah:Abukar (Af Ingiriis:Dir;Af Carabi:ar‎), sidoo kale loo yaqaano:Dirweyn,Direed,Beesha Direed,Dhar,Dur waabeelweyn ka tirsanqabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaalaGeeska Afrika. Beesha Dir waa Beesha ugu balaadhan dhulka Somaliyeed , Sidoo kale Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaandeegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah:Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)),Soomaaliya(ahaan jirtey:BritishSomaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadankaKenya,Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalkaItoobiya, deegaankaSoomaali Galbeed, iyo sidoo kaleDeegaanada Oromia iyo deegaankaCanfarta(5).[1][2][3][4]

Tafiirta

Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi, the General Rular of the Adal Sultanate.

Odaygii Dir ama Abuukar wuxuu dhalay afar wiil, kuwaasi oo la kala odhan jirey:

Sidoo kale waxaa la sheegaa, in Dir leedahay beel kale oo lagu magacaabo Qaldho Dir.

Taariikh

Dir, magaca saxda ah: Abukar , sidoo kale loo yaqaano: Dirweyn, Direed, Beesha Direed, Dhar, Dur waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waa Beesha ugu balaadhan dhulka Somaliyeed , Sidoo kale Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland, Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta.

Qeybaha

Beelaha ugu waaweyn ee Dirta maanta waa:

  • Barsuug "Bursuk
  • Akisho
  • Garrir "Gerire"
  • Gurre "Goora"
  • Bajimal
  • Isaaq

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdfArchived Oktoobar 13, 2016 //Wayback MachineCLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido AmbrosoPage 6
  2. Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paperhttp://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdfArchived Mey 17, 2018 //Wayback Machine
  3. Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Routledge. p. 242.ISBN 9781135751753https://books.google.com/books?id=_8D0gYZZVKEC. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  4. The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keynahttp://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdfArchived Mey 17, 2018 //Wayback Machine
  5. . Miramoor Publications Limited. 1994-01-01. p. 17https://books.google.com/books?id=N1wOAQAAMAAJ. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  6. Ahmed, Ali Jimale (1995-01-01). The Red Sea Press. p. 131.ISBN 9780932415998https://books.google.com/books?id=XpdAzRYruCwC. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  7. Verdier, Isabelle (1997-05-31). Indigo Publications. p. 13.ISBN 9782905760128https://books.google.com/books?id=dcMtAQAAIAAJ. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  8. Regional & Federal StudiesVolume 24, Issue 5, 2014Special Issue: Federalism and Decentralization in Sub-Saharan AfricaEthnic Decentralization and the Challenges of Inclusive Governance in Multiethnic Cities: The Case of Dire Dawa, Ethiopia
Daarood
Isaaq
Dir
Hawiye
Raxanweyn
Beelaha kale
Beelaha tiro-saqiir / beel tirasaqiir
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dir&oldid=271786"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp