Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dhulbare

Coordinates:0°0′0″N77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W /0.00000; -77.99194 (highest point on the Equator)
Ka Wikipedia

0°0′0″N77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W /0.00000; -77.99194 (highest point on the Equator)

Dhulbare
Wadanada uu dhexmaro xariiqdaDhulbadhaha (casaan) iyo wadanada uu dhex maro xariiqda Meridian (cirdhow)

Dhulbadhe,Dhulbare (Af Ingiriis:equator;Af Carabi:خط الاستواء) waa xariiq qaloocanoo ku soo meereesto soo wareegta goobadameere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.

Sida caadiga ah,Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oodhulka u qeybisaCidhifka Waqooyi iyoCidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex martobiyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.

Guud ahaan, dhamaan meerayaashakoonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.[1]

Sharaxaad

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Dhulbadhe waa xariiq dhexmarta meere kasta taasi oo u qeybisa labo gobol; koonfur iyo waqooyi. Dhulbadha, sidoo kale loo yaqaanoXariiqda Dhexe waxay meeraha dhulka ka dhex martaa qaaradaAfrika,Badhtamaha Ameerika, iyo qeybo ka mid ahAasiya.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


  1. Otherplanets and astronomical bodies have equators similarly defined.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dhulbare&oldid=260514"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp