Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Denimarki

Ka Wikipedia
Boqortooyada Denmark
Kongeriget Danmark
Dannebrog
Hal ku dheg: (royal)
  • "Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke"[lower-alpha 1]
  • "God's Help, the People's Love, Denmark's Strength"
Heesta qaranka: 
"Der er et yndigt land"
"There is a lovely country"
Heesta qaranka: 
"Kong Christian stod ved højen mast"
"King Christian stood by the lofty mast"
Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green)

– inEurope (green & dark grey)
– in theEuropean Union (green)  –  [Legend]

Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green)

– inEurope (green & dark grey)
– in theEuropean Union (green)  –  [Legend]

Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
 Copenhagen
55°43′N12°34′E / 55.717°N 12.567°E /55.717; 12.567
Luqadaha rasmiga ahDanish
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Dadka
XukunkaUnitaryparliamentaryconstitutional monarchy
 - MonarchFrederik X
 - Prime MinisterLars Løkke Rasmussen
 - Speaker of theFolketingPia Kjaersgaard
Sharci dejintaFolketing
Consolidation 8th century
Baaxad
 - Denmark[lower-alpha 2]42,915.7 km2 [3](133rd)
16,562.1 sq mi 
 - Greenland2,166,086 km2 (836,330 sq mi)
Tirada dadka
 - Jan 2012 qiyaasta5,580,413[4] (111th)
 - Mugga Dadka (Denmark)130/km2
336.7/sq mi
Wax soo saar (PPP)2012 qiyaastii
 - Guud ahaan$210.147 billion[5][lower-alpha 4] (52nd)
 - Qof qof$37,657[5] (20th)
Qaybsiga (2009)24.7[lower-alpha 4] (low / 1st)
Kobaca (2013)Increase 0.901[6][lower-alpha 4] (very high / 15th)
LacagtaDanish krone[lower-alpha 5] (DKK)
WaqtigaCET(UTC+1[lower-alpha 4])
 - Xagaa (DST)CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurtaright
Thiinada telka+45[lower-alpha 6]
Furaha Internetka.dk[lower-alpha 7]


Denmark waa wadan ku yaaloSkandinafiyen ee woqooyiga qaaradayurub. Denmark iyo gobolada ee maamushoGriinland iyoJasiiradahaFeroe waxaa la isku dhahaaBoqortooyada Denmark. Wadanka denmark wuxuu xuduud la leeyahay wadankaJarmalka oo ka xiga koonfurta, waxaana ku wareeganbado kala duwan oo ahBadda Woqooyi,Skajirak iyoKattegat,waxeena ka xigaanGalbeedka,Woqooyiga iyoBariga.Danmark waxee ka koobantahay jasiiradaYulland iyo 406 jasiirado yar yar ah iyo kuwo waaweyn.Wadanka denmark waxaa la degenaan jiray 100,000 oo sano.intii lagu jirayQarnigii Wikinka,shacabka danishka waxee aad u daneen jireen lakulanka caalamka. waxaana ka mid ahMadnimadii Kalamar iyo kuwo badan.Renaysans micnaheeda waxoo ahaa isbedel weyn oo kadhacay wadanka denmark, waa markii ee bilaabatayIsbedelkii Brotestantiga.Dastuurka danishka waxaa la saxiixay 5 Luuliyo 1849.waa markii oo bilaawday xukumada dimuqraadiga.Wadanka jarmalka waxoo denmark qabsadayDagaalkii Labaad ee Aduunka, marka oo dagaalka dhamaaday denmark wee ka xoroowday.Markaas kadib wadanka waxuu ku biirayNeto kadibnaMidowga Yurub.Wadanka waxuu qaxootiga badan soo galeen sanadihii u dhaxeeyay 1980meeyadii iyo 90kii.Maantana waxaa lagu eedeeyay sawiradii nabi maxamed (CSW) oo mudahaaraadyo badan luxay muslimiinta caalamka.Shacabka danishka waa dad isku dhaxjiro oo ka kooban qoomiyada danishka iyo qaxootiga,waxaana wadanka degan 5,5 miliyan oo qoys.


Luqada danishka waa luqada rasmiga oo looga hadlo.wadanka Denmark waa wadanDastuur monarki ah.Raiisul wasaaraha wadanka waa madaxa sare,Baarlamaankana waa xukun dejin.Wadanka waxuu leeyahay 5 gobol iyo 98maamulayaasha degmooyinka.Denmark waa wadan taajir ah dhamaan shacabka ku nool waa dad waxbartay shaqeestana.

Taariikh

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

magacaabida magaca denmark waxaa loola jeedaa "Beeraleyda Danishka".taariikhda danmark waxee ka horeysayQarnigii Dhagaxa, waxeena taariikhda u badantahay qarnigii dhaxa.Denmark waxaa laga helay alaab la isticmaali jiray 100,000 oo sano kahor, xiligii barafka. waxaana laga sameeyay dhagax la qoray.


Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. "Nuqul Archive". kongehuset.dk (Danish monarchy official website). Waxaa laga kaydiyaythe original 26 Bisha Koobaad 2013. Soo qaatay4 February 2012. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin);Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date= (caawin)
  2. Administrative divisions – DenmarkThe World Factbook. Access date: 14 April 2012
  3. Statistics Denmark
  4. Danish Ministry for Economic Affairs and the Interior
  5. 5.05.1. International Monetary Fundhttp://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=55&pr.y=16&sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=128&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay17 April 2013. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  6. (PDF). United Nationshttp://hdr.undp.org/en/media/HDR_2011_EN_Table1.pdf. Soo qaatay8 December 2012. Maqan ama ebar|title= (caawin)


  1. Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke has been adopted by Margrethe II as her personal motto.[1]
  2. 2.02.1The Kingdom of Denmark's territory incontinental Europe (i.e. Jutland and the proximate surrounding islands) is referred to as "Denmarkproper", "metropolitan Denmark"[2] or simply (and most commonly) "Denmark". In the main body of this article, "Denmark" refers to the European territory excluding Greenland and the Faroe Islands.
  3. Danish is official in Denmark proper and co-official in the Faroe Islands, but not in Greenland; Greenlandic is the sole official language in Greenland. German is recognised as a protected minority language in the South Jutland area of Denmark.
  4. 4.04.14.24.3This data is for Denmark proper only. For data pertaining toGreenland and theFaroe Islands, see their respective articles.
  5. In the Faroe Islands the currency has a separate design and is known as thekróna, but is not a separate currency.
  6. TheFaroe Islands (+298) andGreenland (+299) have their own country calling codes.
  7. TheTLD.eu is shared with otherEuropean Union countries. Greenland (.gl) and the Faroe Islands (.fo) have their own TLDs.


DalalkaYurubQaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Denimarki&oldid=261197"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp