Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Degoodi

Ka Wikipedia
Dagoodi
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliyan/a
 Kenyan/a
 Itoobiyan/a
Luqada

Somali,English,Swahili,

Diinta

Islam(Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir,Hawiye and otherSamaale groups.

Dagoodi (Af Ingiriis:Dagodi;Af Carabi:ar‎) waabeel ka mid ahBeelweynta Gardheere Samaale[1] ee dadkaSoomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadankaSoomaaliya,Kiinya iyoItoobiya.[2][3][4][5][6][7]

Hordhac

BeeshaDegoodiya waxay ka tirsan tahay beelweynta Saransoor Gardheere Samaale ee laga helo deegaano badan oo ka tirsanGeeska Afrika.[8] Ilma Saransoor waa afar oo kala ah: Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saransoor.[9]

Shaxda Beesha

  • Gardheere Samaale[10]
    • Degoodiya
    • Gaaljecel
    • Masarre
    • Ciise

Samaale

Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsanSoomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ahDirta,Hawiyeha, Gardheere, Meyle,Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsanGeeska Afrika.[11] Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaanSoomaaliya,Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadankaKiinya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Somali clans, Cali Jimcaale Axmed, 2001
  2. . Adonis & Abbey. p. 10https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  3. Lewis, I. M. (1999).A pastoral democracy : a study of pastoralism and politics among the Northern Somali of the Horn of Africa. Said S. Samatar. Hamburg: LIT. ISBN3-8258-3084-5. OCLC 4326063
  4. Lewis, I. M. (1994).Blood and bone : the call of kinship in Somali society. Internet Archive. Lawrenceville, N.J. : Red Sea Press. ISBN978-0-932415-92-9.
  5. The invention of Somalia. Ali Jimale Ahmed. Lawrenceville, NJ: Red Sea Press. 1995. ISBN0-932415-98-9. OCLC 31376757
  6. The invention of Somalia. Ali Jimale Ahmed. Lawrenceville, NJ: Red Sea Press. 1995. ISBN0-932415-98-9. OCLC 31376757
  7. https://www.the-star.co.ke/opinion/columnists/2021-01-18-degodia-are-model-nationalists-not-secessionists/
  8. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congresshttp://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay18 June 2016. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  9. https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  10. https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  11. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congresshttp://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay18 June 2016. Maqan ama ebar|title= (caawin)
Daarood
Isaaq
Dir
Hawiye
Raxanweyn
Beelaha kale
Beelaha tiro-saqiir / beel tirasaqiir
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Degoodi&oldid=212999"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp