Dar
Tools
General
Daabac/dhoofin
In other projects

Dar (Af Ingiriis:watering trough,Af Carabi:حوض) waa weel ka sameysanbir,qori (alwaax),harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1]