Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dahab

Ka Wikipedia

Dahab

Dahab (Ingiriis: Gold) calaamadAu waacuriye kimiko ah ootirodaatomkiisu tahay todobaatan-iyo-sagaal. Jileeciisa,cufkiisa iyo midabka huruuda ee dhalaalaya ayaa Dahabka ka dhigey mid ka mid ah waxyaabaha ugu qaalisan taariikhda aademaha. Dahabku waa mid kimiko ahaan aan firfircoonayn taasina waa sababta aanu la daxaleeysan waligii.

Sida ay sheegtay Shirkada Dahab Qodida Dunida ee loo yaqaan (GFMS),xisaabta dahabka ee la qoday waa biloowgii ilaa 2012 waa 174,100 tan oo dahab ah. Taas oo u dhigantamug dhan 9361mitir-kuyuubik (m3) (meter cubic). Midaas oo loo kala isticmaalay 50% is-qurxin, 40% maal-gashi iyo 10% warshadaha.

Taariikhda Dahabka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

dahabku waxa uu kamid yahay waxyaabihii qarniyadii hore uu aadanuhu isticmaali jirin uuna uisticmaali jirey sida lacagta,qurxinta taajajka boqorada:IWL

Atomka Dahabka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Isticmaalka Dahabka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Xeerka Dahabka ah

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Xigasho

[wax ka badal |wax ka badal xogta]



    Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
    Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dahab&oldid=275198"
    Qeybaha:

    [8]ページ先頭

    ©2009-2026 Movatter.jp