Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dagaalkii Labaad ee Aduunka

Ka Wikipedia
Dagaalkii Labaad ee Aduunka

Dagaalkii 2aadvee aduunkabixinta zakariye asad badal Dagaalkii Labaad ee Aduunka wuxuu ahaa dagaalka taariikhda aduunka ugu fooshaxun, dagaalkaan waxaa ku dhintay dad malaayiin ah, wuxuuna ka soo bilaawday qaaradaYurub sanadka marka oo ahaa 1939kii ilaa 1945tii. Waa markii oo wadankaJarmalka xukumi jiray ninkii naatsiga ahaa oo la dhihi jirayAdolf Hitler. Ninkaan ciidamadiisa waxay qabsadeen wadamo badan oo Yurub ka mid ah, isla markaas neh wuxuu aad uula dagaali jiray wadan kasto oo ka hor imaado. Dagaalkiisa wuxouu gaarayAasiya, woqooyigaAfrika ilaaAmeerika. Ninkaan waxoo xasuuqay 6 miliyan oo yahuud ah. Dagaalka oo bilaabay neh waxaa ku dhimatay 60 miliyan oo qof. Dhimasho intaas la eg wali aduunka kama dhicin, waxayna u badnaayeen dad rayid ah. Dagaalkaan inta oo socday somalia waxaa gumeesanjiray gumeestiyaashii ingriiska iyo talyaaniga. hadii aa wax ka ogtahay in oo dagaalkaan soo gaaray somalia, xiligii ee somalia gacanta uugu jirtay ingriiska iyo talyaaniga, wax waa ku dari kartaa. waa balaa balaa

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dagaalkii_Labaad_ee_Aduunka&oldid=288939"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp