Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dadka Tigreega

Ka Wikipedia
Dadka Tigriga

Thiinada guud ee dadka
10,339,400
Meelaha ay ku badan yihiin
Itoobiya5,726,500[1]
Eratareya3,430,000[2]
Talyaaniga54,000
Suudaan43,000
Jarmalka26,000
Israaiil20,000[3]
Mareykanka20,000
Yemen9,900
Kanada9,300
Jabuuti700
Luqada

Af-Tigrinya ·Amxaari ·Carabi ·Af-Hebrow

Diinta

Masiixiyad ·Islaam ·Yuhuuda

Dadka ay dhalyo wadagaan

Amxaaro ·Dadka Tigrega

Dadka Tigriga waa dad dago Koonfurta woqooyiga iyo dhaxbartankaEreteriya. meelaha kale ee deganyihiin waxaa ka mid ah woqooyiga dalkaItoobiya gaar ahaan gobolkaTigray iyo magaalo yaasha kale oo u dhaw. Dadka tigriya 100 kiiba 96.6% waxee degenyihiin gobolka Tigray ee dalka itoobiya, waxeena shacabka itoobiya ee daboolaan 100kiiba 6.2%, waa 4.5 milyan oo qof, 2.25 miliyan oo qof waxee degenyihiin dalka ereteriya, ayaga oo 50% daboolo shacabka ereteriya. haku qaldaminDadka Tigregaga ah oo ku hadlo luqadaAf-Tigre.

Linkiga Caddaynta

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. [1]
  2. [2]
  3. Tigrinya-speaking Jews component 15% fromBeta Israel; Anbessa Tefera (2007). "Language".Jewish Communities in the Nineteenth and Twentieth Centuries - Ethiopia. Ben-Zvi Institute. p.73 (Hebrew)
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dadka_Tigreega&oldid=192107"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp