Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Dad

Ka Wikipedia

Dad (Af Ingiriis:people;Af-Carabi: شعب) waa wadartaqof. Sidoo kale dad waatiro badan oo shakhsiyaad ah kuwaasi oo noqon karaqabiil, bulsho, qoomiyad iyo wixii la mid ah.Dunida maanta waxaa ku nool dad ka badan7 bilyan oo qof; kuwaasi oo ku kala noolqaaradaha dunida. Inkastoobani aadam la isku yahay, hadana dadka dunida ku nool waxay leeyihiin midabo iyo qaabdhismeed xoogaa kala duwan taasi oo ku xidhancimilada,deegaanka iyonolosha shakhsigaas ama dadkaasi. Noocyada kala duwan ee dadka waxaa ka mid ah:

Arrimaha ugu weyn oo heysata dadka waa shaqo iyo waxbarashada. Dadka lumo marmar waxay uu jeestaanbalwad.


Ilaahay baa wax kasta oo nool abuuray. Ninkii ugu horreeyay Aadan baa la dhahay. Binu'aadankoo dhan waxay ka farcameen Aadan iyo Xaawa.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Dad&oldid=244404"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp