Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

DNA

Ka Wikipedia

DNA (deoxyribonucleic acid) waa molekuul ka kooban xeerka hidde-sideyaasha noolaha. Tan waxaa ku jiraxayawaan,dhir,brotista,archaea iyobakteeriya. Waxay ka kooban tahay laba silsiladood oopolynucleotide ah oo ku jira heliigs labanlaab ah.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=DNA&oldid=241622"

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp