Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Cuf atam

Ka Wikipedia
AtamLiithiyaam waxa uu ka koobanyahay bu'diiso oo ka sii kooban 3Borotoon iyo 4Niyutaroon, waxaa kaloo ku jira 3 ku wareega meerisElektaroonka.

Cufka Atamka waa wax ka mid ah astaamaha dhamaanIsotopeCuriye (waxaa sidoo kale lagu magacaabaaSaamiga Cufka Atamka amaCuleys atomeed) waaCufAtom kaliya halbeega (Ururta Cufka Atamka U.C.A. taasoo u dhiganta 1Garaam \Mole) tusaale ahaanKarboonka-12 waxa uu leeyahay cuf atam u dhigma 12. mana jiraan wax u dhigma waxa uu leeyahay Isotope cuf qaab ahaan ahAbyoone marka laga eego saamayntaTamar is-haynta.

Cufka atamka waxa uu leeyahay Isotope qiyaastii waxa uu noqdaa Tiro Abyoone, inta badan xaaladdu waxa ay noqonaysaa lambarka koowaad waxa uu ka dambeeyaa calaamadda tobanaale eber ama 9. lambarkaas waxaa lagu magacaabaatirada atamka, waa wadarta guud ee tiradaBorotoonno iyoNiyutaroonno eeBu'da Atamka.

Eeg sidoo kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Linkiyo dibedda ah

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Authority control
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Cuf_atam&oldid=163459"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp