Cimaamadu waa shey dhar ah taasi oo laga tollodun isla markaana aad looga xidho gobolka Bariga Dhexe halkaasi ooy ka tahay dhar ka mid ah dhaqanka dadka. Cimaamada waxaa maanta laga xidhaa meelo badan oo caalamka ah kuwaasi waxaa ka mid ah wadano badan ooAfrikaan ah iyo wadano reer Galbeed ah.[2]
Dharka
Dharka (Af Ingiriis:Textile ama Cloth;Af Carabi:ar) waa shay dabacsan oo ka samaysandun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haragaxoolaha,xayawaanka iyocudbiga iyo noocyo aartifishal ah.[3] Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee barigaYurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaaHu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah:surwaalka,shaadhka,diraca,shalmada,goonada,koodhka,kabaha iyo kuwo kale oo badan.[4][5]
↑Barber, Elizabeth Wayland (1994).Women's Work. The first 20,000 Years, p.135.Norton & Company, New York.ISBN0-393-31348-4
↑J. R. Bartlett (19 July 1973). CUP Archive. p. 246.ISBN978-0-521-09749-9https://books.google.com/books?id=uj44AAAAIAAJ&pg=PA246. Soo qaatay17 April 2013.traditional Jewish head-dress was either something like the Arab'sKeffiyeh (a cotton square folded and wound around a head) or like a turban or stocking capMaqan ama ebar|title= (caawin)
↑C. Willett and Phillis Cunnington,The History of Underclothes, Dover Publications Inc., New York 1992.ISBN0-486-27124-2 pp. 23–25