Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Ciise

Ka Wikipedia
Nebi Ciise
Nebi Reer banii Israaiil loo diray.

Nebi Ciise waa nebi loo diray reer banii Israaiil, sidoo kalena lagu xusay Magac ahaanKitaabka Qur'aanka kariimka, wuxuuna la mid yahay25ka nebi uu Allah ku sheegay Qur'aanka magacooda, Hooyadiis waxaa la dhihi jirayMaryama Bintu Cimraan, Suurada19aad ee Qur'aanka Kariimka waxaa lagu magacaabaaSuuratu Maryama, Maryama bint cimraan qoyskooda waxaa lagu magacaabaAala Cimraan oo asal ahaantooda ah Reer Banii Israaiil oo ku AbtirsadaNebi Yacquub oo Alle ugu yeeri jiray magaca Israaiil.

Nabiyada iyo Rususha Quraanka Lagu Sheegay.

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

NebiyadaAllah S.W.T ku sheegay kitaabkaQuraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa25 Nabi oo kala ah:

Nabiyada iyo Rususha Ku Xusan Quraanka
(الأنبیاء والرسل في القرآن)
Nebi Aadam
Nebi Al-yasac
Nebi Ayuub
Nebi Ciise
Nebi Dulkifli
Nebi Daa'uud
Nebi Haaruun
Nebi Huud
Nebi Ibraahiim
Nebi Idriis
Nebi Ilyaas
Nebi Ismaaciil
Nebi Isxaaq
Nebi Luud
Nebi Muuse
Nebi Muxamed
Nebi Nuux
Nebi Saalax
Nabi Shuceyb
Nebi Sulaymaan
Nebi Yaxye
Nebi Yacquub
Nabi Yuusuf
Nebi Yuunus
Nebi Ciise
Nebi Zakariye
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Ciise&oldid=262915"

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp