Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Calgary

Ka Wikipedia
Magaaladda Calgary

Calgary waa kan ugu weyn labada magaalo ee waaweyn eeAlberta, kan kalena waaEdmonton. Magaaladu waxay leedahay dad ah 1.239,220, magaaladuna ay ku jirto xaafadaheeda waxaa ku nool dad gaaraya 1,392,609.[1][2]

Dhaqanka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Calgary caan waa caan u ah Calgary Stampede Rodeo. Munaasabada waxaa la qabtaa July kasta. Calgary waxaa loo yaqaan 'Stampede City' sababtoo ah tan.[3]

Tixraacyada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. http://www12.statcan.gc.ca/census-recensement/2016/dp-pd/prof/details/page.cfm?Lang=E&Geo1=CSD&Code1=4806016&Geo2=CD&Code2=4806&Data=Count&SearchText=calgary&SearchType=Begins&SearchPR=01&B1=All&TABID=1
  2. http://www12.statcan.gc.ca/census-recensement/2016/dp-pd/prof/details/page.cfm?Lang=E&Geo1=CMACA&Code1=825&Geo2=PR&Code2=48&Data=Count&SearchText=calgary&SearchType=Begins&SearchPR=01&B1=All&TABID=1
  3. https://www.calgarystampede.com/
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Calgary&oldid=237221"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp