Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Caleen

Ka Wikipedia

Caleen

Caleemuhu waa xubinta u qaabisan ineeycuntada u sameeysogeedka ayagoo isticmaalayaHabka Samayska Cuntada.

Caleen wadar ahaanCaleemo (ingiriis: Leaf) waa xubin midab cagaaran leh oo ku taalalaamahageedaha. Caleentu waa xubin yar oo balaadhan, khafiif ah, kuna taala qeeybaha sare eelaamaha geedka, taas oo shaqadeedu tahay ineey sameeysocuntadadhirtu u baahan tahay si eey u korto iyo noolaato.

Inta u badan dhirta,Habka Samayska Cuntada ee geedku wuxuu ka dhex dhacaacaleemaha iyolaamaha geedka, halkaas oobiyaha, awoodaileyska iyokaarboon-labo-ogsaydhku kufalgalaan.Isku dhiska halkaas ka dhaca waxaa ka soo baxaOgsajiin caleemuhucirka ku sii daayaan. Taasi oo ah faa'iidada koowaad ee dhirtu u leedahay deegaanka dhulka.

Maqaalkan guud waa labilaabay.
Wax ma ka taqaanCaleen sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya lehwax ka bedel oo ku dar xog.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Caleen&oldid=241014"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp